Washington State Governor’s Office of the Education Ombuds (OEO)

The Washington State Governor’s Office of the Education Ombuds (OEO) is an independent state agency that helps to reduce educational opportunity gaps by supporting families, students, educators, and other stakeholders in communities across WA in understanding the K-12 school system and resolving concerns collaboratively. OEO services are free and confidential. Anyone can contact OEO with a question or concern about school.

OEO listens, shares information and referrals, and works informally with families, communities, and schools to address concerns so that every student can fully participate and thrive in our state’s public schools. OEO provides support in multiple languages and has telephone interpretation available. To get help or learn more about what OEO does, please visit our website: https://www.oeo.wa.gov/en; email oeoinfo@gov.wa.gov, or call: 1-866-297-2597 (interpretation available).

Somali Translation

Office of the Education Ombuds (OEO, Xafiiska Qareennada Waxbarashada) ee Gudoomiyaha Gobalka Washington waa wakaalad heer gobal oo madax banaan taasoo gacan ka gaysata yaraynta duleellada ka jira fursadaha waxbarashada ayadoo taageeraysa qoysaska, ardayda, macalimiinta, iyo saamileeyda kale ee bulshada Washington si ay u fahmaan nidaamka waxbarashada ee K-12 iyo xal u helida walaacyada si wadajir ah. Adeegyada OEO waa bilaash waana qarsoodi. Qof kasta ayaa la xariiri kara OEO si uu su’aal uga waydiiyo ama ula wadaago walaac uu ka qabo dugsiga. OEO waxay dhagaysataa, xog la wadaagtaa ayna ilaha xogta u gudbisaa, ayna si dadban ula shaqaysaa qoysaska, bulshooyinka, iyo dugsiyada si xal loogu helo walaacyada si arday kasta u awoodo inuu si buuxda uga qaybgalo uuna hormar ka sameeyo dugsiyada dawlada ee gobalka.

OEO waxay bixisaa taageero lagu bixinaayo luuqado badan waxayna leedahay turjumaada khadka taleefanka oo la heli karo. Si aad u hesho caawimaad aad xog badan oga hesho shaqada OEO, fadlan booqo webseedkeena: https://www.oeo.wa.gov/en; email oeoinfo@gov.wa.gov, ama wac: 1-866-297-2597
(turjumaan ayaa la heli karaa).